Hot Topics

Muuqaal:-Xaliimo Goobaad oo Xalay ka tuntay Reer Garowe

Xalay waxaa Garowe ka dhacay bandhig afneed aan horay looga baran guud ahaan Puntland in lagu qabto,kaasoo ay hogaaminaysay fanaanada caanka ee reer Norway Xaliimo Goobaad.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka