Hot Topics

Xisbiyada Muqdisho oo soo saaray Digniin ku aadan xaalka Dalka!!

Xisbiyada siyaasadda ee dalka ayaa baaq ka soo saaray xaalada siyaasadeed iyo Amni ee dalka, kaddib shir ay maanta ku yeesheen Muqdisho.

Xisbiyadan oo kala ah Himilo Qaran, Wadajir, UPD, Ilays iyo NDP oo maanta Madaxdooda kulan ku yeesheen Hoyga Madacweynihii hore Xasan Shiikh,ayaa ku baaqay in doorashada dalka ay waqtigii loogu tala galay ku dhacdo, lagana fogaado muddo kordhin.