Hot Topics

Shirkii Garowe oo Qodobo muhiim ah laysku afgartay

Magaaladda Garoowe ee caasimada Puntland waxaa maalintii saddexaad ka soconayaa Shirka wadatashiga madaxda Dowlada dhexe iyo Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka.

Shirkan oo ahaa kii ugu xasaasinaa ee madaxda Somalida dhexmara,ayaa waxay xaqiijinaysaa xog hordhac ah oo aan helayno in laysku afgartay dhawr qodob oo muhiim ah,kuwaasoo kala ah:-.



1.In dib loogu laabto Xeerkii doorashooyinka iyo Batroolka ee ay dhawaan ansixiyeen golaha Wasiirada Dowlada Dhexe.


2.In Madaxweynaha GALMUDUG Axmed Ducaale Geele Xaaf loogu daro mudo hal snao ah xilhayntiisa.

3. In dib loosoo cesho golihii iskaashiga Dowlada Dhexe iyo Dowladaha xubnaha ka ah.


4.In si wadajir ah loola dagaalamo argagixisada.


5.In dib loo bilaabo Wadaxaajoodkii Somaliland iyo Dowlada Dhexe.


La soco wararkayaga danbe…..

Jibril Qoobey.