Hot Topics

Video:-Booliska Jubaland oo fashiliyay Miino dhulka lagu aasay

Wasaaradda Amniga Jubbaland,ayaa war saxaafadeed kasoo saartay howlgal ciidamada ammaanka Jubbaland ay ku fashiliyeen Miino ay Malleeshiyaadka Al-shabaab ku duugeen xaafada Farjano ee magaalada Kismaayo 25 May 2019.

Talyaha qaybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose Maxamed Naasir Guuleed,ayaa war baahinta u akhriyay warsaxaafadeedka ay soo saartay wasaaradda amniga dowlada Jubbaland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka