Hot Topics

DEG DEG – Axmed Karaash oo booqday wadooyin bur-buray ( Daawo )

Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland ahna kusimaha Madaxwaynaha Axmed Cilmi Cismaan ( Karaash ) ayaa booqday wayooyin ay bur-burisay daadadkii iyo roobabkii ka da’ay Puntland.