Hot Topics

Video:-Gabar reerkoodii ku waxyeeloobeen fatahaada oo saxaafada la hadashay

Tuulada Yaka-yaka oo dhanka koonfureed kaga beegan magaalada Qardho ayaa waxaa saaka la soo gaarsiiyey shan ruux oo koome kujira kadib markii biyo iyo qabow roob ay isu galeen.

Marka laga reebo shantaasi ruux ee koomada kujira waxaa dooxada lagu magacaabo Dan-dhagax oo dhanka Galbeedka ka xigta Yaka-yaka lagu la’ayahay saddex ruux oo la sheegay in daadadkii xalay ay qaadeen,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka