Hot Topics

Ciiid Wanaagsan ayay idin leedahay warbaahinta idil News.

Maxkamada sare ee dalka Sacuudiga,ayaa ku wargalisay shucuubta Islaamka in bisha Ramadaan ay ku dhamaaneyso 29 oo ku beegan caawa, taa oo macnaheedu yahay in aan la buuxin doonin 30.ka bisha.

Maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga waxaa loo dabaal-dagi doonaa maalinta berri,

Gudaha Sacuudiga,ayaa durbaba dadku waxaa ay bilaabeen in ay isku diraan fariin qoraaleed ay isugu hambalyeeynayaan munaasabada Ciidda.