Hot Topics

Video:-Badhan oo si weyn looga ciiday

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dawladda Puntland C/xakiin Maxamed Axmed Ayaa Maanta waxaa uu labadda ragcadood ee salaadda ciidda waxaa kula Tukaday maamulka Gobolka sanaag, kan degmadda Badhan iyo qaybaha Kala Duwan ee Bulshadda Magaaladda Badhan Garoonka Kubadda Cagta Ee Degmaddaas,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka