Hot Topics

Xaaf oo umagacaabay Gudoomiye cusub Koonfurta Mudug

Hambalyo Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Mudug Ee Galmudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye (Isxal).

Isxal,ayaa lagu yaqaanaa in uu yahay Shaqsi wanaagsan oo nabadii iyo horumarkii sii Gaalkacyo waayadan danbe ka hana qaaday sii xoojin doona.

Halkan ka akhriso