Hot Topics

DEG-DEG+VIDEO: Ahlu-sunna oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah DFS

Hoggaanka Sare ee Ururka Ahlu-sunna ayaa ku dhawaaqay in uu gebi ahaanba burburay heshiiskii ay la galeen dowladda Federaalka Soomaaliya.

Ahlu-sunna ayaa iclaamisay dagaal ka dhan ah xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxaana go’aankan hadda safaaxadda u akhriyay Agasimaha warfaafinta Ahlu-sunna Ibraahim Xaashi Cosoble.