Hot Topics

Goormee dhacaysa Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug ?+Akhriso

Guddiga Farsamada iyo maamul Dhisidda Galmudug ayaa shaaciyay in Doorashada Madaxweynaha & Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi ay dhacayso 17 ilaa 23 bisha December ee soo socota

Sido kale, Guddiga ayaa sheegay in 13ka ilaa 16ka bishaasi la qaban doono doorashada Guddoonka Baaralamanka.