Hot Topics

Deg-deg:-Madaxweyne Deni Oo ka baaqday Mudug

Waxaa Warbaahinta idilnews loo ixaqiijiyay in uu ka baaqday Madaxweyne Deni ka qaybgalka caano shubka
Fiqiga.

Badalka Madaxweynaha,waxaa tagaya Caano shubka 12-Wasiir iyo Xildhibaano Baarlamaanka Puntland ka tirsan.

Si dhab ah looma sheegi karo sababta uu ubaaqday Madaxweyne Deni.

Jibril Qoobey.