Hot Topics

Gudoomiye Jibriil Oo booqday fariisimada Ciidanka Difaaca Ee Sanaag

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland,ayaa maanta booqday Saldhigyada Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ee Gobolka Sanaag,gaar Ahaan Guutada 9-aad ee Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland.

Jibril Qoobey.