Hot Topics

Video:-Axmed Madoobe iyo waftigiisii oo lagu casumay Biyo-kulule

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa Qado sharaf ugu sameeyay deegaan-dalxiiseedka Biyo Kulule,Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo Waftiga uu hogaaminayo ee booqashada ku jooga Boosaaso.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Goleyaasha Dowladda ee Puntland iyo Jubaland, Maamulka Gobolka Bari, Kan Degmada Boosaaso, Siyaasiyiin hore xilal ugasoo qabtay Puntland iyo Soomaaliya, Odeyaasha Dhaqanka, Ganacsato, Culimo, Dhallinyaro iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaaladda Bosaso,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka