Hot Topics

Tiro Maleeshiyadii Xamar laga soo daabulay oo isu dhiibay Jubaland

27-Maleeshiyo ah oo ka mid ahaa ciidamadii lagu sheegay xasilinta Gedo ee Xamar laga soo daabulay,ayaa isku dhiibay Ciidanka Jubbaland.

Sarkaal magaciisa lagu soo gaabiyay Canjeex,ayaa hogaaminayay Ciidsnka isa soo dhiibay.

Jubaland waxay dhawaan bilaabi doontaa hawlgalka dib uxoraynta Gedo