Hot Topics

Wararkii ugu danbeeyay Villa Somaliya

Waan-waantii laga dhex waday Farmaajo iyo Khayre way fashilantay .

Shirkii golaha Wasiirada oo Khayre damcay in uu Online ahaan ku qabto waa laga hor istaagay.

Wasiirada qaarkood oo garabka Fahad ah waxay ubadan tahay in ay iscasilaan.

Fahad waxuu bilaabay caawa xiriiro in uu la sameeyo Xildhibaanada taageersan si Mooshin loo abaabulo.

Khayre Sabtida Jubaland,ayuu uduulayaa.

Axadana Puntland,ayuu uga sii safrayaa.

Balse waxaa jira isku day la rabo in garoonka laga hor istaago.

Khayre waxay ubadan tahay in uu beri shir jaraa’id qabto oo uu taageero mawqifka Aqalka-sare iyo Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka ee shirka wadatashiga.

Xaalada Villa-du waa qasan tahay heer kulka siyaasaduna waa kacsan yahay.

Jibril Qoobey.