Hot Topics

RW itoobiya oo gaaray Jabuti

Ra’isalwasaaraha Itoobiya,ayaa isna gaaray Jabuti,waxaana garoonka uga hor tagay dhigiisa dalkaas.

Ra’aisalwasaare Abiye waxuu qayb ka yahay shirka ka furmaya Jabuti ee loogu magacdaray isdhexgalka Bulshada Geeska Africa.