Hot Topics

D.Ingiriiska oo Gaadiid ugu deeqday Puntland

Wasaaradda Deegaanka,Beeraha iyo Isbedelka cimilada Puntland,ayaa maanta Gaadiid lagula dagaalamayo laguna xakamaynayo Ayaxa kala wareegtay hay’adda FAO iyo Dowlada Ingiriiska.

Gaadiidkan oo ah kuwa dheereeya oo ka koobnaa Lix Gaari,ayaa waxaa la socday qalabka Gaadiidka lagu rakibo ee buufinta iyo Xakamaynta Ayaxa.