Hot Topics

Xus Diimeedka Kiristiyaanka oo Jigjiga si weyn looga xusay

Jigjiga waxaa si weyn uga socda xus Diimeedka balaaran ee Meskel oo ay dhigtaan Kiristiyaanka Itoobiya sanad walba.

Si nabad ah oo waliba Xukuumadu xil iska saartay,ayuu usocdaa.

Wada noolaanshaha shucuubta ku kala duwan Diimaha waa muhiim.

Tani waxay tusaale u tahay in aragtida ku dhisan nacaybka ee Wahaabiyiinta Ictisaamku Somaliya keenay aysan fursad siinayn horumarka Bulshooyinka.

Jibril Qoobey