Hot Topics

Puntland oo hirgalisay Goobtii 3-aad Corona lagu baaro

Goob lagu baarayo dadka looga shakiyo inay qabaan xanuunka Covid19, ayaa laga hirgaliyey magaalada Gaalkacyo Gobolka Mudug.

Mashruuca xaruntan ee sheybaarka Corona-Virus,ayaa waxaa iska kaashaday Puntland iyo hay’adhaha World Vision iyo Unicef.

Puntland,ayaa sheegtay in tani ay tahay horumar weyn oo lagu xakamayn karo Xanuunka.

Jibril Qoobey.