Hot Topics

Video:-Puntland oo markale hogaamisay siyaasada Somaliya

Markale ayay Somaliya guulaysatay oo heshay wado badbaado.

Puntland mar labaad ayay hogaanka siyaasada dalka hormuud unoqotay.

Galmudug iyo Puntland midnimadii iyo wada shaqayntoodii ayay sii xoojiyeen.

Qoor-qoor waxuu soo raacay dhawaaqa badbaadinta dalka,waxuuna ku xisaabtamay in uu sii noolaado Farmaajo kadib.

Guud ahaan dalka wado badbaado,ayuu helay,taasoo beesha caalamkuna ku faraxsan tahay,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka