Hot Topics

Maxay iska shabahaan Trump iyo Farmaajo?

Maxay iska shabahaan Trump iyo Farmaajo??

Waxaa jira arimo badan oo Trump iyo Formaajo ka simayihin!!

1.Xukun jacaylka.

2.Dacaayadaha.

3.Askarta oo loo isticmaalo si aan sharciga waafaqsanayn.

4.Umada oo Laaluush lagu kala dilo.

5.Wadaniyad Been abuur ah

6.( Make Amerika Great) for Trump??

7.Formaajo ( Kenya ayaan xariirka u jarney iyo wax la mid ah.)

8.Trump wuxuu xariir la samaystay (Putin oo ahaa former KGB officer)

9.Farmaajo wuxuu xariir la samaystay (Brother Abiy(oo ahaa militari intelligence for Tigray.

Trump tag daadka ayaa qaadey!!!

Formaajo rabitankiisa iyo shacabka Somaliyed rabitankooda yaa guulaysan doona 8-Feb ???

Jibriil qoobey