Hot Topics

Faallo:-Kursi Ina Qufac diid loo wado C.Maxamuud ma bixin karo!!

Beesha Ibraahim Cumar waa istaahishaa Kursi Xildhibaan,isla markaana Beelaha kale ee Cumar Maxamuud in ay utanaasulaan way mudan yihiin,inkastoo saldanadu aysan hadyad laysku hibeeyo aqoon.

Balse Kursi Ina Qufac diid loo wado oo Farmaajo loogu sii codayn doono danaha Puntland-na lagula dagaalami doono ka yeeli mayno Ibraahim Cumar.

Beeshu marka hore ha iska bari yeesho Ina Qufac diid hana canbaarayso hadaladiisii meel ku dhaca ku ahaa Qiyamka reer Puntland.

Ibraahim Cumar in loo tanaasulo waxaa ka horeeya in ay noo keenaan Shaqsiga Kursiga ay urabaan in uu nagu wada matalo!!

Jibril Qoobey.