Hot Topics

Wadahadaladii Dhuusamareeb oo gabagaba maraya???

Wadahadaladii Dhuusamareeb oo gabagaba maraya???

Gedo:

Waxaa loo xil saaray Deni, Qoor Qoor, Guudlaawe iyo Laftagareen.

  1. In Police AMISOM la geeyo Garbahaarey
  2. In Guddiga JL ee Doorashooyinka la geeyo Garbahaarey

Ahmed Madobe:
Wuxuu doonayaa in Duqa Magaalada Garbahaarey ee JL lagu celiyo Garbahaarey

Arrinta Guddiyada lagu mursan yahay iyo Arrinta SL:

Waxaa loo xilsaaray Ahmed Madobe, Qoor Qoor iyo PM:

  1. Waxaa lala xiriiray Abdi Hashi iyo Khadar Guled in ay ku soo heshiiyeen maanta soona gudbiyaan magacyada
  2. Guddiyada lagu muransanyahay in maanta la beddelo

Banaadir 13 Senator:

Arrintaas dib ayaa loo dhigay weli dood ku filan lama gelin..

Wakhtiga Doorashooyinka:

45-60 maalmood lagu qabto

Jadwalka Shaqada:

Guddi maanta in la magacaabo (hal qof) DG kasta ay soo gudbiso.

Jibril Qoobey.