Hot Topics

DEG-DEG: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo geeryooday

Allaha u naxariisto Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed, ayaa ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.

AUN Marxuum Cali Mahdi oo burburkii Dalka noqday Madaxweyne ayaa muddooyinkii u dambeeyay ku xanuunsanayay Magaalada Nairobi.