Hot Topics

Qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho (VIDEO)

Labo qarax oo nooca dhulka lagu aaso ah ayaa ka dhacay saaka degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxyadaana lala eegtay gaadiid

Qaraxyada ayaa galaaftay nolasha 3 Ruux, halka ay ku dhaawacmeen 4 Ruux oo kale.