Hot Topics

Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Deni iyo Safiirka Sweden ? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya Ambassador Staffan Tillander.

Kulanka waxaa looga hadlay arrimaha Doorashada, caqabadaha hortaagan iyo sida ugu wanaagsan ee uu qabsoomi karo shirweynaha Doorashada.