Hot Topics

Akhriso: Shirkii maanta Afisyooni iyo hadaladii laysku waydaarsaday

Guud Laawe & QOOR-QOOR oo kusoo daray shirka in laga reebo qodobada qusseeya Mucaaradka & Dhacdadii 19-ka February 2021 & Weerarkii Madaxwayne Yaashii hore.

Doodda Guud-Laawe & QOOR QOOR ayaa ahayd inay iyagu yihiin dadka ka hadli kara dhacdadaas oo ay PL & JL arrimahaas Farah’s kala baxaan, waxay ku adkaysteen inay iyagu matalaan dadka Reer MQ.

Qododkaasi wuxuu keenay in PL & JL ay yiraahdaan, waa run inaad matashaan dhalasho ahaan dadka Reer MQ iyo madaxdooda, waxba kama qabno, haddaba waxaan annaguna soo jeedinaynaa in aad isu kaaya daysaan ( annaga isku Reerka) ah, annagaa is hayna oo wada hadlaynee,taasoo jawigii Shirka badashay oo Farmaajo ka qayliyay.