Hot Topics

Guddi loo saaray baarista dagaalkii garoonka diyaaradaha Muqdisho (Akhriso)

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Xasan Xubdubey Jimcaale, ayaa magacawday Guddi ka kooban 5 xubnood u saaray baarista rabshadihii ka dhacay Khamiistii Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.