Hot Topics

Wararkii ugu danbeeyay shaacinta Aqalka-sare Ee Puntland

Waxaa socda qaabilaada Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland.

Si guud iyo si gaar-gaar ah,ayuu ula kulmay Xildhibaanada Sool iyo Sanaag Madaxweyne Deni.

Galabtana kuwii Bari ayay is arkeen.

Habeen danbe,waxaa la kulmaya Xildhibaanada Mudug.

Sabtida,waxaa la filayaa in uu siidaayo Aqalka-sare xubnaha utartami doona.

Inkastoo ay adag tahay in la xaqiijiyo Dadka kusoo bixi doona Liiska ugu danbeeya,hadana waxaa jira war suuqeed hadba iska daba imaanaya.

Mudug”

1.Gaagaab oo Turkiga Dhabancad ka keenay.

2.Sanyare oo horay uhaystay carab laalaadin
Madaxweyne.

3.Gabar ama Nin Beesha Yoonis Cumar kasoo jeeda.

Nugaal”

1.Faroole

2.Faroole Darawalkiisa.

Karkaar”

1.Daahir Ayaanle Ganacsade xariga Beyla ka ah Beesha hoose ee Madaxweynaha,isla markaana Sxb la’ah.

2.Qof uu wato Daahir Ayaanle.

Bari”

1.Beesha Ismaaciil Saleebaan.

2.Qof kasoo jeeda Beesha Wadalmoge.

3.Qof kasoo jeeda Beesha R.Maxamuud.

4.Jurile.

Jibril Qoobey.