Hot Topics

Video:-53-ka mid ah Booliska Puntland oo la abaal mariyay

Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi oo abaal mariyay 53 kamida Ciidanka Booliska DPL kuwaa oo tababar ku qaadanayay mudo lix bilood ah kuliyada tababarada booliiska ee degmada Carmo.

Halkan ka daawo muuqaalka