Hot Topics

Agaasimaha ku xigeenka Ciidamada Badda Puntland oo xilkii la wareegay

Boosaaso, 27, November, 2021: Agaasime Ku-xigeenka Cusub ee Ciidamada Badda iyo Bariga Puntland ee PMPF Mudane Maxamuud Silaal Cumar ayaa xilka kala wareegay Agaasime Ku-xigeenkii hore ee Ciidamada PMPF Axmed Yuusuf Axmed.

Munaasibadda Xilwareejinta ayaa ka qabsoontay Taliska Guud ee Ciidamada PMPF ee magaalada Boosaaso.