Hot Topics

Video:-Ciidamada Tigreega oo qabsaday Magaalo kale oo muhiim ah

Gashena oo udhow Baati Showa kana mid ah ismaamulka Amxaarada ayay Tigreegu gacanta ku dhigeen.

Ciidamada TPLF,ayaa soo bandhigay sawirada Magaalada ay qabsadeen goor dhawayd.

Ciidamada Abiy oo ilaa shalay soo qorayay warar been abuur ah oo ay ku sheeganayaan in ay jabiyeen TPLF kana qabsadeen Dhul balaaran,ayay Tigreegu ugu baaqeen in ay soo bandhigaan sawirada ama muuqaalada meelaha ay sheeganayaan in ay ka qabsadeen.

Sheegashadii Abiy ee ahayd in uu isagu dagaalka hogaaminayo,ayaan waxba soo kordhin,isla markaana Goobaha dagaalka aan waxba ka badalin.

Halkan ka daawo muuqaalka

Jibril Qoobey.