Hot Topics

Mareykanka oo taageero umuujiyay baaqii Shirka Golaha Wadatashiga Qaran Ee RW Rooble

Mareykanka,ayaa sheegay in uu sii wadayo taageerada baaqii Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee todobaadkan uu iclaamiyay RW Rooble.

Beesha caalamka waxay umuujisay Rooble garab markay Maanta wada hadleen.

Puntland iyo Jubaland ayay Beesha caalamku xiriir ay la sameeyeen ugu sheegeen in ay tagaan Shirka oo aysan ka baaqsan.

Warar kale,ayaa sheegaya in Beesha caalamku ,sidoo kale xiriir la samaynayso Maamulada kale oo ugu danbayn lagu cadaadin doono tagida Shirka 27-ka la iclaamiyay.