Hot Topics

Farmaajo oo dafiray in uu amray Ciidankii hor istaagay Rooble

Wixii saaka ka dhacay Xafiiska Raisalwasaaraha Farmaajo wuxuu yiri amarkaas aniga ma bixin.

Dusha,waxuu ka saaray Talyaha Ciidanka Madaxtooyada Gaashaanle Xasan Dhicis oo kasoo jeeda Beesha Biyamaal.

Balse warka rasmiga ah ee jira,waa in uu isagu amray Ciidanka markii Talyayaashii Ciidamada ay gacantiisa ka baxeen oo ay raaceen Rooble,ayuu uga siibtay Talyaha Madaxtooyada.

Farmaajo,waxaa wacay Talyayaasha Ciidamada oo waydiiyay cida bixisay amarka lagu hir istaagay Xaafiiska RW,markaas,ayuu yiri anigu ma bixin waxna kama ogayn.

Jibril Qoobey.