Hot Topics

Islaan Bashiir iyo wafti Isimo ah oo u anba baxay Bosaso

Islaan Bashiir Islaan Cabdille iyo wafti Isimo ah oo uu hogaaminayo,ayaa saakay u anba baxaya Bosaso.

Cumar Cabdirashiid iyo Gaas,ayaa maalmo kadib ka daba tagi doona Isimada.

Siyaasiyiin iyo Isimo miisaan leh,ayaa hawsha PSF gacanta ku haya xalinteeda.