Hot Topics

Video:-Xirsi Gaab oo looga yeeray Xarunta C.I.D

Mas’uuliyiinta Xisbiga Wadani oo ka hadlay dhacdadan,ayaa eedeyn culus u jeediyey Xukuumadda, waxayna sheegeen inay wado caburin ka dhan siyaasadda.

Arrintan,ayaa dhalisay hadal heyn xoogan, waxaana sidoo kale magaalada Hargeysa isugu soo baxay qaar ka mid ah taageerayaasha xisbiga Wadani.

Halkan ka daawo muuqaalka