Hot Topics

Video:-Halkee marayaa wada xaajoodka Golaha Wadatashiga Qaran?

Magaalada Muqdishu waxaa weli ka soconaya shirkii Golaha Wadatahsiga Qaran oo uu shir guddoominayo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Haddaba wararkii ugu dambeeyey ee shirkaas,waxaa ka warbixiyay Afhayeenka Xukuumada Fadaraalka.

Halkan ka daawo muuqaalka