Hot Topics

Dowlada Kenya oo casuntay Madaxweyne Deni

Madaxtooyada Kenya,waxay casuumad rasmi ah usoo dirtay Madaxweyne Deni.

Sida aan xogta ku helay Kenya,waxay Deni kala hadlaysaa Musharax ay uwadato Madaxweynaha Somaliya.

Maanta iyo Beri,ayuu si deg-deg ah utagi doonaa Kenya hadaysan wax isbadalin sida wararku sheegayaan.

Horay,waxaa usii joogay Kenya Madaxweyne Axmed Madoobe.

Axmed oo arinkan la hor dhigay,ayaa ka muujiyay soo dhaweyn,balse soo jeediyay in Deni la aqbalo.

Deni,waxaa lagu xantaa in uu usharaxan yahay Kursiga Dalka ugu sareeya.

Sida warar hore sheegayeen Deni,waxaa uqorshaysnayd in uu tago Bosaso 27-ka Bishan.