Hot Topics

Video:-Isbitaal Casri ah oo laga dhisayo Gaalkacyo

Saaka waxaa Gaalkacyo lagu dhagax-dhigay Mashruuc ballaaran oo lagu dhisayo isbitaal casri ah.

Munasabadda Dhagax dhiga ayaa waxaa ka qayb galay Gudoomiyaha Gobalka Mudug , Wasiirka Wasarada Hawalaha-guud Gadiidka iyo Guryaynta Dawaladda Puntland , isimo , Ganacsato iyo Msuuliyiin kale .

Halkan ka daawo muuqaalka