Hot Topics

Gudiga Doorashooyinka Fadaraalka oo ku amray markale G.Hir-shabelle hakinta Kursiga Fahad utartamayo

Qoraal lagu daabacay Bogga Facebook-ga ee Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal FEIT,ayaa lagu faray Guddiga SEIT ee Hirshabeelle adkeynta qoraalkiii kasoo baxay Guddiga FEIT ee lagu hakiyey kursiga tirsigiisu yahay HOP#086.