Hot Topics

Muxuu Wasiir Dube ujoogaa Garowe?

Dube,waxuu joogaa Garowe,isagoo ku sheekaynaya,waxaan usharaxanahay Gudoomiyaha Aqalka-sare ee Fadaraalka.

Sida aan xogta ku helay Deni,ayaa laga waasteeyay si uu ula kulmo oo taageero uga helo.

Dube ma’ahan Nin Fadaraalisim aaminsan oo hogaamin kara Aqal utaagan ilaalinta Fadaraalka.

Sidoo kale ma’ahan Nin shaqsiyadiisa Qofnimo ay adag tahay oo qiyam aaminsan.

Jibril Qoobey.