Hot Topics

Xuseyn Khaliif Oo kusoo wajahan Garowe

Xuseyn Khaliif oo markan usharaxan Ra’isalwasaare,isagoo dhisaya Sh.Shariif,ayaa Garowe kusoo wajahan.

Ujeedkiisu,waa in uu ka dhex kaluumaysto Xildhibaanada Puntland kasoo baxay.

Si gaar ah,waxaa ugu dabada ka riixaya in Wasiirada Haweenka Puntland ay noqoto Xildhibaan.

Xuseyn,waxuu ku dadaalayaa in uu PL ka helo 7-Xildhibaan oo ay ugu horayso Wasiir Aamino oo ay Walaalo yihiin.

Jibril Qoobey.