Hot Topics

Iscasilaada Fiqi Cabdinaasir waa Aafooyinka Deni ka tageyo

Waa Aafooyinka uu ka tagey Deni mid ka mid ah.

Isin iscasila,Isin aan la xurmayn iyo Isin la weeraro.

Xaqiiqdii Fiqi Cabdinaasir,waxuu mudan yahay in loo istaago,sababtoo ah Maanta Qof helay Shaabad uu ku qaraabto oo hadana iskaga tanaasulay,waxuu leeyahay Imaan xoog badan.

Isinimadu waxay ka mid tahay Shaabadaha Dhaqaalaha joogtada ah laga sameeyo.

Hadii Xukuumadii xurmayn wayday Tol uga hiiliyana uu waayay in uusan bahdil ku dhex joogin,waa go’aan geesinimo leh.

Jibril Qoobey.