Hot Topics

Wasiirada cusub oo lagu hor dhaariyay M.xigeenka Puntland

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiiro, Wasiiro Ku-xigeeno iyo Wasiiru dowlayaal cusub oo dhowaan uu magacaabay Madaxweynaha Puntland kuwaasi oo maanta si rasmi ah xilkaasi loogu dhaariyay,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka