Hot Topics

Muxuu ahaa Codka laga duubay Madera oo uu eersaday?

Waxaa jira cod sir ah oo laga duubay ku Danjire.Madera oo shir Guddoominayay kulan ay iskugu yimaadeen mas’uuliyiin ka mid ah Amisom Somaliya.

Madera,wuxuu ku amray masuuliyiinta kale ee Amisom in ay qeyb ka noqdaan olalaha dib u doorashada Farmaajo.

Sidoo kale Mandera wuxuu si weyn ugu gafay Madaxweynayaashii hore ee Somaliya iyo Beel ka mid ah Beelaha Somalida.

Waxuu aflagaadeeyay Alle ha’unaxariistee Xildhibaanad Aamino Maxmed Cabdi,waxuuna isku dayayaa in uu ka difaaco kooxda Farmaajo ku luglahaanshahooda Dilka Gabadhaas.

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland,ayuu si weyn ugu xadgudbay.

Warkan oo cod ah dhawaan,ayaa la faafinayaa.

Hadalka laga duubay Madeyra qayb ka mid ah oo qoraal ah!!

Hadalka Madera laga duubay oo English ah hoos ka akhriso:-

“You cannot believe how stupid and this to happen in somalia”

“2 former presidents, one is a strong opposition. Tell CDF to do this and he says no. If you mention the name of CDF to the prime minister he goes up. He hates him and he is from his family.”

“We know and we always know for long time and they’re evolving”

“And it is true what happened in Beledwayne – and another suicide bomber no one made much noise about it becasue no prominent person was killed. But this one this was an MP but now they realized they need to take farmajo on because the possibility of farmajo winning for them seems to be there and they need to stop that. Not necessarily the lady herself but the capital she represents for the moment use that to drop farmajo or another attempt to throw farmajo.”

“Why is Madobe not to consider, why was deni siding with madobe for garbaharey? They deal was to broke the numbers but now they are seeing….”

“But the lines have been drawn and the fight is going to begin because it is clear now they can now go for reelection, speaker, deputy speaker”