Hot Topics

Xeer ilaaliyaha oo uyeeray Wasiirka Batroolka

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Qaranka ayaa uyeeray Wasiirka wasaarada Betroolka XFS Cabdirashiid Maxamed Axmed Si wax looga Weydiiyo Heshiis Wasiirku La galay Shirkad Shidaal oo Shisheeye ayaa lagu Yiri qoraalka kasoo baxay Xeer Ilaaliyaha Qaranka.

Halkan ka akhriso:-