Hot Topics

Faallo:-Safarka Karaash Ee Gaalkacyo oo khatar ku ah Amniga iyo nidaamka

Karaash,aadistiisa Mudug ee caawa saq dhexe waa khatar soo korortay.

Mudug ma qaadi karto khilaaf siyaasadeed oo xaalkeedu waa xasaasi.

Madaxweyne ka baaqo Mudug xiligan kuma haboona aadistaada.

Hada xaalka ka jira tagidaadu waa uga sii daraysaa.

Cabdi-siciid hadaad wax isku og tihiin ama kala qaadanaysaan Hawadu waa furan tahay.

Mudug hala aadin khilaafka idinka dhaxeeya Adiga iyo Madaxweynaha.

Shaqaaqadii ka dhacday,waxaad usaartay Gudi ka warsug haka daba tagin oo haka dhabqin shaqadooda.

Masuuliyad muuji.

Jibril Qoobey.