Hot Topics

Majirto Casuumad Maraykanku ufidiyay Madaxweyne Xasan

Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa sheegtay inaysan jirin casuumaad rasmi ah oo Madaxweynaha Mareykanka uu u fidiyay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud.

Qoraalka Safaaradda ayaa lagu yiri “Dowladda Mareykanka ayaa ka warqabta in madaxweynaha Soomaaliya uu si weyn ugu howlan yahay dhismaha dowladdiisa”