Hot Topics

Talyihii dhibka badnaa Ee Nisa uqaabilsanaa Aadan-cade oo la eryay

Taliska NISA,ayaa xilka ka qaaday Talyihii NISA ee garoonka Aadan Cadde oo lagu magacaabo Khadar.

Ilo muhiim ah,ayaa xaqiijiyay in Khadar laga joojiyay shaqada loona magacaabay gabar ku Xigeen u ahayd in ay sii waddo shaqada.

Talyaha Nisa ee Garoonka Aadan-cade,ayaa aad udhibaateeyay Umada mudadii F&F,waxaana si gaar ah loogu xasuustaa hakinta safarada Siyaasiyiinta oo uu ku jiro Madaxweynaha hada la doortay.